>
SHINILE ZONE - SHINILE ZONE NEWS

Xafladii Furitaanka Dugsiga Sare Sacadin

PetroTrans oo lagu wareejiyey Jeexdin & Elele, sheegtayna inay shidaalka tubooyin ku geyn doonto Barbara

By admin
Tartan kadib, waxey dowladda dhexe Itoobiya si buuxda ugu wareejisay ceelashada shidaalka ee Jeexdin iyo Elele (Calub & Hilala) shirkadda PetroTrans Company
By admin
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Harar ayaa sheegaya in maanta si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada Harar odayo ka socday beesha Ciise
By admin
Waxaa sabootiyay dad badan ay kamid yihiin: Ismail Robleh Farah, Abdirahman Kahin, Ahmed Idris Robleh, Abdiaziz Omar, Yassin Ahmed, Badal Bache, Amina
Isku shaandhayntii dhawaan lagu sameyey degmooyinka kala duwan ee deegaanka Soomaalida, iyo Siyaasada qotada ee ka dambeysay  | read this item
By admin
Jigjiga (RJ) 31-May-2011. Sida lawada ogyahay waxaa dhawaan isbadal lagu sameyey gudoomiyaasha degmooyinka deegaanka, iyo gudoomiyaasha xafiisyada horumarka iyo dakhliga sida xafiiska
By admin
                          by: Ismail Farah Maanta ooy tariikhdu tahay 30 bisha Julay 2011 , qurbajoogta Ciisaha ee ku kala nool qaaradaha aduunka sida
By admin
Nin ka mid ah Somalida ku dhaqan Toronto oo ka hadlaya Arinta KiLiLka 5aad?  | read this item
By admin
Jigjiga (kilil5)—Warar khaas oonu kahelay saraakiil sarsare oo katirsan xukuumada deegaanka Soomalida ayaa sheegaya in xukuumada madaxwayne Cabdi Maxamud Cumar ay uqoondaysay
By admin
The Ministry of Mines has signed an agreement with Chinese Company called Pioneer Cement Manufacturing PLC to mine gypsum at small-scale in
By admin
      By Kaamil Cigaal: Waxaan galabnimadii khamiseed oo bishu ahayd 19/5/2011 akhriyay Qoraal ku soo baxay warsidaha kilil5.com oo ka hadlayay cabshada
By admin
Markii la riday madaxweyne Daa’uud, intii ka danbeysey, waxa kilika  Somalidu u gacan galay koox mitid ah oo xag-jjr ah oo qabyaaladu
By admin
                           By Kaamil Cigaal  Waxaan galabnimadii khamiseed oo bishu ahayd 19/5/2011 akhriyay Qoraal ku soo baxay warsidaha kilil5.com oo ka hadlayay cabshada beesha
By admin
Xayiraad toban iyo Labo Sano oo Gaw ah Saaran Magaalooyinka, Gadhmalu, Cundhufo iyo Cadayto  | read this item
   By Kaamil Cigaal:     Saddexda magaalo ee kala ah gadhmalu, cundhufo iyo cadaytu oo ay degan yihiin dad soomaaliyeed oo hayb ahaan
By admin
Guban National people movement.   | read this item
Guban National    people movement.  On Saturday June 2nd, 2011 an open informative meeting was held in Minneapolis, that meeting was an
By admin
Odayada Beesha Ciise iyo M/weynaha D.D. S oo kulan ku yeeshay magaalada Diri-dhabe  | read this item
    Waxaa Maalintii Arbaca, oo bisha juun ahayd 29,2011 ku wada qadeeyay huteelka loo yaqaan Salaam Hotel ee  ku yaal magaalada diri-Dhabe
By admin
Lacagihii loogu tala galay mashruuca Seeftineedka ee Gobolka Shiniile oo la dhacay.  | read this item
Wararka naga soo gaadhay maagala madaxda gobolka Shiniile ee Shiniile ayaa sheegaya in la lunsaday lacagihii looga talagalay mashruuca seeftineedka ee Gobolka